Qeexid
"Is f.: xarrago iyo isweyneyn dhar waaweyn u qaadasho oo dadka is tustusid."
[-iyay, -isay]
foohaar yay
foohaar say
f.g2"Is f.: xarrago iyo isweyneyn dhar waaweyn u qaadasho oo dadka is tustusid."
Wadaag:
Xarrago dhar waaweyn loo qaato oo is tustus iyo kibir ku jiraan.
m.l
Wadaag:
Xarrago islaweyni ku jirto muujin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Dalag beereed moohaar ku qiyaasid ama ku cabbirid.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Cabbir u gaar ah beeyada oo u dhigma afar kiintaal.
Falxad.
B. ah: nafley aad u xoog badan.
m.dh
Wadaag:
Saddexda xiddigood oo godintu ka samaysantahay.
Meesha doonyaha iyo maraakiibta lagu xiro si aan dabayshu u qaadin.
m.dh
Wadaag:
Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Mas if badani uurka uga jiro oo habeenkii inta la soo baxo ilayskeeda ku ugaarsado; masjoohaar.
m.l
Wadaag: