Qeexid

"Weji."

Qeexid Kale

Jiko. 4. Toos; horay.

Qeexid Xigta

Afarta ilig ee dhoollaha u dhexeeya midkood.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fool oo kali ah:
  • Rag allow falaadhaa la ganee, idinku soo fool leh.
  • Ciidamada Uganda oo ku soo fool leh Somaliya Afhayeen u hadlay wasaaradda Gaashaandhiga Uganda ayaa sheegay in sida ugu dhaqsiyaha badan ay u soo gelayaan ciidamadooda gudaha dalka Soomaaliya.