Qeexid
"Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro."
"Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro."
Wadaag:
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
m.dh
Wadaag:
/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi) Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
f.mg1
Wadaag: