Qeexid

"ld foororsasho."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foorarsad oo kali ah:
  • Dhinaca kale, Rasuulka (scw) isna wuxuu ku soo foorarsaday caruurtii, isagoo dhunkanaya isla mar ahaantaasna ay indhihiisii sharafta badnaa ay ilmeenayaan.
  • Inkastoo aanu su'aashaas ka fileyn, haddana inta uu hoos u foorarsaday ayuu u bilaabay sheekadii isagoo wajigiisa qiiro ka muuqato.