Qeexid
"Dabayl dhaxan badan oo habeenkii soo dhacda."
"Dabayl dhaxan badan oo habeenkii soo dhacda."
Wadaag:
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
m.dh
Wadaag:
Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.
m.dh
Wadaag:
/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi) Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
f.mg1
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo.
ld foororid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Weel muggiisa wax lagu rido, oo la buuxsho, ama la miiso, wax lagu sii daro oo laga taalleeyo; cunnada weelka qarkiisa madaxa kala baxda oo fooca ah.
m.l
Wadaag:
Timaha intooda hore ee wejiga korkiisa ku beegan.
F. u reeb: timo yar oo loogu reebo madaxa carruurta, siiba gabdhaha, meel wejiga korkiisa ku beegan.
Aqal soomaaliga meesha irridda korkeeda ku beegan.
m.dh
Wadaag:
F.ta/berri f.ta: maalinta gelinkeeda hore; subax.
Berri.
m.dh
Wadaag:
(-qaq, m.l/-qyo, m.dh) Guri, guri kale ka dul dhisan; dabaq. ld fookh.
m.l
Wadaag: