Qeexid
"/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi) Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin."
"/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi) Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin."
Wadaag:
Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.
m.dh
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo.
ld foororid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(juqr.) Dhul ballaaran oo biyaha baddu ama kuwa harooyinku ay soo galeen.
(juqr.) Liid dhuleed dhuuban oo isku xira laba dhul oo waaweyn, tusaale ahaan: labo dhul qaaradeed oo waaweyn, ama jasiirad-u-eke ku xira dhul-weynaha; tusaale caad waxaa noqon kara qooriga Panama iyo qooriga Suez.
m.l
Wadaag: