Qeexid
eeg fooriggaallee.
eeg fooriggaallee.
magac / noun
Fal / verb
Dheddig / feminine
m.l
Qeexid: Foori gaar ah oo geela lagu dheelmo.
Qeexid Xigta: Foori qofka faraxsani ku maararoobo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Foori gaalle samayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg fooridhiillee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg naallee. ld naallood.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg1
Qeexid: /2 (-ryay, -iday/isay; -ryi) Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld foorid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: ld fooryid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg foor. ld fooris.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iyay, -isay
Qeexid: Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Foori si degdeg ah geela loogu kiciyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: ld foororin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld foorar1, foorarid, fooror1 (2).
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg foorori. ld foorarin, fooraris, foororis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg2
Labdhedig: -leeyay, -leysay
Qeexid: Si degdeg ah geel foori ugu kicin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: ld foorad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dabayl dhaxan badan oo habeenkii soo dhacda.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: ld fooror2.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo.
Qeexid Xigta: ld foororid.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]