Qeexid

"(-ooyin, m.l) Tinaarka rootiga lagu dubo."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foorno oo kali ah:
  • Waxaa xalay qarax xooggani uu ka dhacay Magaalada Baladweyne ee Gobolka Hiiraan kaasoo lala bartilmaameedsaday Foorno rootiga sameysa oo la sheegay inay Itoobiyaanka rooti ka iibsan jireen.