Qeexid
"Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo."
Qeexid Xigta
ld foororid.
"Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo."
ld foororid.
Wadaag:
Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadsasho. ld foorarso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la foorariyey ahaansho.
Wax madaxa loo hoos mariyey ahaansho. ld foorarsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
eeg foororso. ld foorarsad, foorarsasho, foorarsi, foororsad.
m.f.dh
Wadaag:
eeg foororsan. ld foorarsanaan, foorarsanaansho, foororsanaansho.
m.f.dh
Wadaag:
Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
m.dh
Wadaag:
Hal mar oo qof ciyaar turub, dubnad iwm. looga dhaco. ld fooro.
m.dh
Wadaag: