Qeexid Xigta
ld foorar1, foorarid, fooror1 (2).
ld foorar1, foorarid, fooror1 (2).
Wadaag:
Wax madaxiisa hoos marin. ld foorari.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare oo hoos loo laallaadiyo.
ld foororid.
m.l
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadin. ld foorar2.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
Iyadoo la taaganyahay qaarka sare hoos u laallaadsasho. ld foorarso.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la foorariyey ahaansho.
Wax madaxa loo hoos mariyey ahaansho. ld foorarsan.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
/2 (-ryay, -iday/isay; -ryi) Bushimaha oo laysu dhoweeyo oo neef xooggan lagu afuufo cod ka yeerin.
f.mg1
Wadaag:
Dhawaaq yeera marka bushimaha laysu dhaweeyo oo neef xoog leh la afuufo.
m.dh
Wadaag:
Ciyaar turub, dubnad iwm cid uga dhicid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag: