Qeexid

"(-ooyin, m.l) ld fuusto."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga foosto oo kali ah:
  • Maalin maalmaha ka mid ah ayey weydiisay magaciisa saxa ah, iyada oo tidhi “Had iyo jeer waxa laguugu yeedhaa Foosto Riix, laakiin waxaad ii sheegtaa magacaaga rasmiga ah”.
  • Magaalada Yeed waxaa ku yaal ceel matoor ah oo ah kii qadiimiga ahaa ee magaaladu weligeed laheyd oo la dayactiray, haan biyo oo 50 foosto oo biyo ah keydisa ayuuna leeyahay.