Qeexid

"(-layaal, m.l/dh) Wadaad joogto ahaan u fooxiya."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fooxle oo kali ah:
  • Xarafyada maroorsan, isku mareegsan, ee eryga qorani uu ka koobmaa ka sixir daran kun durbaan oo baar-cadde loo tumo, iyo kun dab-qaad oo fooxley mingis ku shiddo.
  • Cabdiraxmaan Fooxle oo ka hadley howlgalkaan ayaa sheegey in maanta laga fuliyay gudaha magaalada Burco, isagoo xusey in lagu soo qabqabtay dad badan oo lagu tuhmay arrimo dhinaca nabadgelyada ah.