Qeexid

"Wax fudayd ka dhigid."

Qeexid Xigta

Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fududee oo kali ah:
  • Sidoo kale in loo fududeeyo dadka sidii ay risqi xalaal ah u shaqeeysan lahaayeen.
  • Dhowr Nabadoon oo kulankan ka qaybgalay ayaa aad u soo dhaweeyay waxayna sheegeen in tahay shaqadoodii oo loo fududeeyay, waxayna aad u soo dhaweeyeen in intan laga ballaarsho mashruca Nabadda oo la gaarsiiyo Puntland oo dhan.