Qeexid
"Wax fudayd noqosho."
Qeexid Kale
Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.
Qeexid Xigta
Wax sahal noqosho.
[-daaday, -daatay]
fududow aaday
fududow aatay
f.mg3"Wax fudayd noqosho."
Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.
Wax sahal noqosho.
Wadaag:
Wax aan cuslayn ahaansho.
Wax sahlan ahaansho.
Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.
f.mg4
-daa, -dayd
Wadaag:
Wax fudayd ka dhigid.
Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax culus fudayd ka dhigasho.
Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
eeg fududayso. ld fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.
m.f.dh
Wadaag: