Qeexid
"(-llo, m.dh) Bur, ciid, sokor iwm ah oo is haysta."
"(-llo, m.dh) Bur, ciid, sokor iwm ah oo is haysta."
Wadaag:
Wax aan cuslayn ahaansho.
Wax sahlan ahaansho.
Wax fadaq ah ahaansho. 4. Wax firfircoon ahaansho. ld fudfudud.
f.mg4
-daa, -dayd
Wadaag:
Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid.
Hawl ama arrin hirgelid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Wax fudayd noqosho.
Wax sahal noqosho.
Qof fadaq noqosho. 4. Qof wax firfircoon noqosho.
f.mg3
-daaday, -daatay
Wadaag:
Wax fudayd ka dhigid.
Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
Wax kor u tafid.
Wax dushiisa ku boodid.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Meel xoolaha marintoodu ay jilcisay oo habaas ka dhigtay.
Dariiq la maro, daw, tub, dhabbe.
Wax la tumay oo budo laga dhigay.
m.l
Wadaag:
Wax culus fudayd ka dhigasho.
Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.
f.mg3
-stay, -satay
Wadaag:
Culaysyaraanta wax leeyihiin.
Dabci wax ka fiirsasho la'aaneed oo qof ku sifoobo.
ld fududaan. Firfircooni.
m.l
Wadaag:
eeg fududayso. ld fudaydsad, fudaydsasho, fudaydsi, fududaysad.
m.f.dh
Wadaag: