Qeexid

"(-nno/fanaajiin/faraajiin, m.dh) Weel yar oo dheg leh oo sida badan dhoob ka samaysan oo dareeraha lagu shubto. ld fijaan."

Wadaag: