Qeexid
"ld fajaas1."
"ld fajaas1."
Wadaag:
(-nno/fanaajiin/faraajiin, m.dh) Weel yar oo dheg leh oo sida badan dhoob ka samaysan oo dareeraha lagu shubto. ld fijaan.
m.l
Wadaag:
F. ah: nabar weyn oo samaysma marka qof xoog loogu dhufto yaambo, faas iwm.
ld fajaasid. ld fujaas1.
m.l
Wadaag:
(-sas, m.l) Qalab bir ah oo godinta u eg oo loo isticmaalo geeda gooynta. ld faash1.
m.l
Wadaag:
(-syo, m.dh) (dii.) Qof faddaro ah. ld nejis, nijaas1.
m.l
Wadaag:
Wax meel ku dheggan rujin.
Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Ijaar la siiyo cid lagula heshiiyey hawl fulinteedu muddo soconayso.
ld fajo.
m.dh
Wadaag:
Xabaalidda meydka; ld aasid.
Marka aasku madoobaado: waqtiga qorraxdu dhacdo ee iftiinkeeda la waayo;himhiimow, cilcillow.
m.l
Wadaag: