Qeexid

"Wax meel ku dheggan rujin."

Qeexid Xigta

Dharbaaxo f.: qof dhabanaanayn.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuji oo kali ah:
  • Bal adba iska fuji, markay radeen ayuu oday ku dhawa naf la caarigii yidhi; “Lagaama cabo….
  • Ciidamada ayaa si qasab ah sidoo kale ugu fiiqayey gaadiidka qaar kuwaasi oo diidanaa in laga fujiyo bacaha madow eek u dhegsan muraayadaha gawaarida, taasoo aan la ogeyn wixii gaariga ku jira iyo waxa uu sido.