Qeexid

"(-yo, m.dh) Qof cabsi badan."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuley oo kali ah:
  • "Qaraxii lagu dilay askarigii ka tirsanaa AMISOM, wuxuu ahaa mid fuleynimo ah" ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay xafiiska Golaha amaanka ee AU-da oo lagu cambaareeyay dilkaas.
  • Waxaan aad u cambaareynayaa falkaas fuleynimada leh.