Qeexid
"(-cyo m.dh) Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori)."
"(-cyo m.dh) Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori)."
Wadaag:
Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax, wax kale ka dillaacsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la fullaaciyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-cyo, m.dh) Iftiin xoog leh oo daruuraha isku dhaca ay bixiyaan waqtiga roobka.
m.l
Wadaag:
Aqoonta iyo isticmaalka fardaha iyo rakuub fuulidda.
m.l
Wadaag:
Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid.
Hawl ama arrin hirgelid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag: