Qeexid
"Wax la fullaaciyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
fullaacsan aa
fullaacsan ayd
f.mg4"Wax la fullaaciyey ahaansho."
Wadaag:
Wax, wax kale ka dillaacsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-cyo m.dh) Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).
m.l
Wadaag:
Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
Wax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Aqoonta iyo isticmaalka fardaha iyo rakuub fuulidda.
m.l
Wadaag:
Dad, duunyo ama qalab wax kala firirsan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax baac lagu cabbirey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Ku r.: qof, cid kale la fikrad ahaansho.
Wax meel ama wax kale ka tirsan ahaansho.
Wax wax kale ku dhinac samaysan ahaansho.
f.g4
-naa, -nayd
Wadaag:
Naag wax wallac hayo ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag: