Qeexid
"eeg fullaacso. ld fullaacsad, fullaacsi."
"eeg fullaacso. ld fullaacsad, fullaacsi."
Wadaag:
Wax la fullaaciyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax, wax kale ka dillaacsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Cad yar sida qori iwm shay uu ka mid ahaa ka soo dillaacid.
f.mg1
-cay, -cday
Wadaag:
(-cyo m.dh) Cad yar oo ka soo dillaacay shay uu ka mid ahaa (qori).
m.l
Wadaag:
Wax, wax uu ka mid ahaa ka dillaacin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
eeg baaldillaacso. ld baaldillaacsad, baaldillaacsi.
m.f.dh
Wadaag:
eeg xuubdillaacso. ld xuubdillaacsad, xuubdillaacsi.
m.f.dh
Wadaag:
eeg gulgula dillaacso. ld gulguladillaacsad.
m.f.dh
Wadaag: