Qeexid
"Wax aasnaa sida xidid iwm dibad u soo bixid."
[-iyay, -isay]
fulul yay
fulul say
f.g2"Wax aasnaa sida xidid iwm dibad u soo bixid."
Wadaag:
Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka wadid.
Hawl ama arrin hirgelin.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aasnaa sida xidid dibad u soo bixid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag:
Saxro (xayawaan ama dad) oo markaas la saxrooday.
ld fululid.
m.l
Wadaag:
Nafley meel aanay kori karin saarid.
Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Xoolo wabax ah ama dhaan cokan ceel ka tegid.
Hawl ama arrin hirgelid.
f.mg1
-ulay, -ushay
Wadaag: