Qeexid
"Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id."
[-qay, -qday]
fuq2 ay
fuq2 day
f.mg1"Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id."
Wadaag:
Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq.
In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq2.
m.dh
Wadaag:
Labada daan oo afka midkood.
Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay.
ld fuqid.
m.l
Wadaag:
Geed yar oo aan lahayn xididdo hoos jira oo ciidda iska dul saaran.
Wax aan sal adag lahayn oo sahal loo siibi karo.
Sabirdarrada uu leeyahay qof aan ka dhursugi karin duruufaha adag.
m.dh
Wadaag:
Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
(-qay,- qday) Wax maran, wixii ku jiray laga saaray.
f.g1
Wadaag: