Qeexid
"Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso."
[-saday, -satay]
fuqs aday
fuqs atay
f.g3"Wax meel ku dheggan ka ruqsasho. ld fujiso."
Wadaag:
Maro si fushuqsi ah u dhaqid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax, wax uu ka mid ahaa ka soo go'id.
f.mg1
-qay, -qday
Wadaag:
Labada daan oo afka midkood.
Wax, wax kale oo adag ka soo go'ay.
ld fuqid.
m.l
Wadaag:
Wax is-haystay kala dillaacsasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Geed yar oo aan lahayn xididdo hoos jira oo ciidda iska dul saaran.
Wax aan sal adag lahayn oo sahal loo siibi karo.
Sabirdarrada uu leeyahay qof aan ka dhursugi karin duruufaha adag.
m.dh
Wadaag:
Si tartiib ah hoore u cabbid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Si gaar ah bad u taabasho (ciyaar turub).
f.g3
-saday, -satay
Wadaag: