Qeexid
"Albaab, dariishad iwm ballaqid."
Qeexid Kale
Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.
Qeexid Xigta
Guntin xarig kala bixin.