Qeexid

"Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho."

Qeexid Kale

Wax meel ku xirnaa wax la sii daayey ahaansho. 4. Halxiraale wax, la fasiray ahaansho. 5. Haweeney wax la dalaaqay ahaansho. 6. Awr wax rarkii laga dhigay ahaansho. 7. Mashruuc, dhisme, barnaamij iwm hawshooda wax la billaabay ahaansho.

Qeexid Xigta

Wax guntintiisa la kala furay ahaansho (xarig).

Wadaag: