Qeexid
Wax fur ku xirasho.
[-stay, -satay]
f.g3Wax fur ku xirasho.
Fal / verb
m.f.dh
Qeexid: eeg furee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg furayso.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Uur yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Haweeney kur samaysasho; sagaalaysasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Carruur furaad ku xambaarasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax guntintiisa la kala furay ahaansho (xarig).
Qeexid Kale: Wax meel ku xirnaa wax la sii daayey ahaansho. 4. Halxiraale wax, la fasiray ahaansho. 5. Haweeney wax la dalaaqay ahaansho. 6. Awr wax rarkii laga dhigay ahaansho. 7. Mashruuc, dhisme, barnaamij iwm hawshooda wax la billaabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -saday, -satay
Qeexid: Ka f.: Wax ka kaaftoomid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la furay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Nafley cudur ka bogsasho.
Qeexid Xigta: Ka r.: nafley xaalladdii hore ee ay ku sugnayd mid ka wanaagsan gelid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax culus fudayd ka dhigasho.
Qeexid Xigta: Wax adag sahal ka dhigasho. ld fudaydso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Ku f.: wax si wanaagsan u farsamayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Cir, daruur yeelasho.
Qeexid Xigta: Meel naq leh u guurid.
Qeexid Kale: Kabo, laammo iwm daruur u yeelasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld furfurasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Faras la fuushanyahay gadaal ka fuulid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof).
Qeexid Xigta: Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho.
Qeexid Kale: Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Wax ama qof iskala fac dhigid. ld filayso.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg3
Labdhedig: -stay, -satay
Qeexid: Miro gurasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg furo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Albaab, dariishad iwm ballaqid.
Qeexid Xigta: Guntin xarig kala bixin.
Qeexid Kale: Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]