Qeexid

"Qalab bir ah oo qaabab iyo weynaan kala duwan leh oo lagu furo ama lagu xiro qufullada iwm."

Qeexid Kale

Calaamad loo adeegsado tusmada maababka.

Qeexid Xigta

Xal.

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine