Qeexid

"Wax fure ku xirid."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furee oo kali ah:
  • Libiya ayaa haddaba lagu eedeynayaa in xeebaheeda ay yihiin meesha laga abaabulo safaaradda muhaajiriinta ku soo socda qaaradda Yurub, iyago ka soo dagaya xeebaha konfureed ee Talyaaniga.
  • Kooxo ku hubeysnaa bastoolado ayaa la sheegay inay rasaas ku fureen koox askarta ciidamada DF ka tirsaneyn halkaaso hal askari uu ku geeriyooday laba kalena ay ku dhaawacmeen sida ay xaqiijiyeen qaar kamid ah goob joogayaasha.