Qeexid
Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof).
Qeexid Kale
Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.
Qeexid Xigta
Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho.
[-rnaa, -rnayd]
f.mg4Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof).
Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.
Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho.
Fal / verb
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Albaab, dariishad iwm wax la ballaqay ahaansho.
Qeexid Xigta: Wax guntintiisa la kala furay ahaansho (xarig).
Qeexid Kale: Wax meel ku xirnaa wax la sii daayey ahaansho. 4. Halxiraale wax, la fasiray ahaansho. 5. Haweeney wax la dalaaqay ahaansho. 6. Awr wax rarkii laga dhigay ahaansho. 7. Mashruuc, dhisme, barnaamij iwm hawshooda wax la billaabay ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg1
Qeexid: (-rmay, -rantay; -rmi) Wax la furay noqosho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: ld furfurasho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin.
Qeexid Xigta: Arrin xalkeeda fududayn.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l.kh
Qeexid: F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
kh (Khabar) - Khabar (predicate) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg furfuro. ld furfurad.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid Xigta: ld furfurnaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g
Labdhedig: -rtay, -ratay
Qeexid: (f.g) Wax xubnihii uu ka koobnaa u kala baxsasho.
Qeexid Xigta: (f.mg) Tolmo duntii isu haysay ka furasho.
Qeexid Kale: (f.mg) Wax xubnihii uu isugu jirey u kala bixid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
g (Gudbe) - Gudbe (transitive) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (kiim.) Dumid ku dhacda molikuyuul una kala furta laba molikuyuul, laba atam, laba xididshe ama laba ayoon.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg furfur2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: Tuuryo xoog leh.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -deeyay, -daysay
Qeexid: Qori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.f.dh
Qeexid: eeg furfurdee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: (-nno, m.dh) Awr aan weligii la raran.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.f.dh
Qeexid: eeg furee.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.dh
Qeexid: (-dyo, m.dh) Idiin si gaar ah loo qurxiyey oo carruurta lagu xambaaro.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa,-rnayd
Qeexid: ld affuran.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.mg4
Labdhedig: -rnaa, -rnayd
Qeexid: Aansoommanayn. ld afuran, afursan.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-rar, m.l) Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.dh
Qeexid: (-ro, m.l) Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]