Qeexid
"Qori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid."
[-deeyay, -daysay]
furfurde eeyay
furfurde aysay
f.g2"Qori, ul, dhagax iwm xoog u tuurid."
Wadaag:
Wax xubnihii uu ka koobnaa kala bixbixin.
Arrin xalkeeda fududayn.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax xubnihii uu ka koobnaa u kala baxsasho.
(f.mg) Tolmo duntii isu haysay ka furasho.
(f.mg) Wax xubnihii uu isugu jirey u kala bixid.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
F. ah: soor gallay oo maraq lagu kariyay oo aan budo lagu darin si ayna isku dhegin.
m.l.kh
Wadaag:
Wax bashaashnimo ka muqaato ahaansho (qof).
Wax xubnihii uu isugu jirey la kala bixiyey ahaansho.
Tolmo wax duntii isu haysey furatay ahaansho.
f.mg4
-rnaa, -rnayd
Wadaag:
Meel xeeb ku taal oo loogu talagalay in ay doonyaha, maraakiibta iwm ku xirtaan.
Meel loogu talagalay in alaabada ganacsiga oo dal imaanaysa ama ka baxaysa lagu canshuuro. ld furdad.
m.dh
Wadaag:
Wax fudayd ka dhigid.
Wax sahal ka dhigid. ld fudaydi.
f.g2
-deeyay, -daysay
Wadaag:
furfurista-garaafeed ee isle'eg m.dh (xis.) Hab lagu furfuro isle'egyo wadajira iyada oo la sawirayo garaafka isle'eg kasta. Furfurista labada isle'eg waxa ku siiya kulannada baraha is goyska, madaama barahani ay raali geliyaan qiimeyaal isku mid ah ee x iyo y.
Wadaag: