"F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay."
Wadaag:
Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen.
m.dh
eeg furmo.
m.f.dh
ld maato.
eeg furan1.
Meel geeddi ku nasto.
Wax furan noqosho.
f.mg3
-maday, -matay
Shay farta la gashado xarrago darteed.
Ilmasidaha afkiisa (minka).
m.l