Qeexid
"Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen."
"Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen."
Wadaag:
F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay.
m.l.kh
Wadaag:
Dadka intiisa tamarta yar sida carruurta, waayeelka, iyo haweenka.
ld maati. Warqadaha turubka mid ka mid ah oo wax nin u eg ku sawiranyahay, mar kastana raaci karta; jookar.
m.dh
Wadaag: