Qeexid
"eeg furmo."
"eeg furmo."
Wadaag:
F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay.
m.l.kh
Wadaag:
Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen.
m.dh
Wadaag:
Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho.
Wax dani ku jirto qabsasho.
f.g3
-shaday, -shatay
Wadaag: