Qeexid
"Meel geeddi ku nasto."
"Meel geeddi ku nasto."
Wadaag:
Albaab, dariishad iwm ballaqid.
Guntin xarig kala bixin.
Gaadiid rar ka dhigid. 4. Halxiraale fasirid. 5. Mashruuc, dhisme iwm ballaarintooda ku dhawaaqid. 6. Xabbado badan ridid. 7. Wax meel ku jira sii dayn. 8. Haweeney la qabo dalaaqid.
f.g1
-ray, -rtay
Wadaag:
Qalab bir ah oo qaabab iyo weynaan kala duwan leh oo lagu furo ama lagu xiro qufullada iwm.
Xal.
Calaamad loo adeegsado tusmada maababka.
m.l
Wadaag:
(-rar, m.l) Wax afka looga shiro weel, sida buraashad, dhalo,iwm.
m.l
Wadaag:
(-ro, m.l) Summad xoolaha lagu asteeyo oo dhegta inteeda sare la gooyo.
m.dh
Wadaag:
F.ah: salab, hu' iwm oo laga furtay qof la diley ama la qabtay.
m.l.kh
Wadaag:
Heshiis dhexmara laba qolo oo dagaallansan si aysan isaga layn maxaabiista dagaalka ay ku kala qabsadeen.
m.dh
Wadaag:
(f.g) Albaab iwm ballaqsasho.
(f.g) Wax xarig ku xirnaa ka baxsasho.
(f.g) Wax horay loo dhacay xoog ku soo ceshasho. 4. (f.g) Wax sida dhar, lacag iwm cid xoog uga qaadasho. 5. (f.g) Qof qaan u xirnaa si loo furo qaantii loo haystey bixin. 6. (f.g) Kitaab qur'aan iibsasho. 7. (f.mg) Ka f.: saaxiibtinnimo qof lala lahaa burin.
f.g
-rtay, -ratay
Wadaag:
Meel xeeb ku taal oo loogu talagalay in ay doonyaha, maraakiibta iwm ku xirtaan.
Meel loogu talagalay in alaabada ganacsiga oo dal imaanaysa ama ka baxaysa lagu canshuuro. ld furdad.
m.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo muddo gaaban, waxaa keena fiirus. Astaamo: qandho iyo finan nabar ku reeba maqaarka.
m.l
Wadaag:
Laba xubnood oo is haaysta kala goyska ka kalabixin.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag: