Qeexid

"(f.g) Albaab iwm ballaqsasho."

Qeexid Kale

(f.g) Wax horay loo dhacay xoog ku soo ceshasho. 4. (f.g) Wax sida dhar, lacag iwm cid xoog uga qaadasho. 5. (f.g) Qof qaan u xirnaa si loo furo qaantii loo haystey bixin. 6. (f.g) Kitaab qur'aan iibsasho. 7. (f.mg) Ka f.: saaxiibtinnimo qof lala lahaa burin.

Qeexid Xigta

(f.g) Wax xarig ku xirnaa ka baxsasho.

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga furo oo kali ah:
  • Mid ka mid ah dadkii halkaas ku sugnaa markii shaqaaqadan dhacaysay ayaa u sheegay Warsidaha Garowe Online in ciidamadu ay eryanayeen ruux dharka shibilka watay gacanta bastoolad ku haystay, taasina ay keentay in ciidanku uu rasaas furo.
  • Allaha u naxariistee Xaaji Cali Fiidow oo ilaalo gaar ah lahaa ayaa xiligaasi ay ka maqnaayeen iyadoo taasoo keentay in uu albaabka isaga furo si uu u hubiyo dadka guriga soo garaacay.