Qeexid
"Wax la kala furxiyey ahaansho."
[-naa, -nayd]
furuxsan aa
furuxsan ayd
f.mg4"Wax la kala furxiyey ahaansho."
Wadaag:
Wax la murxiyey ahaansho.
Wax qaawan ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Wax qurux leh ahaansho. ld qurxan, qurxoon.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
(-rxay, -ruxday; -rxi) Kala f.: murgacasho. ld furxo.
f.mg1
Wadaag:
eeg quruxsan. ld quruxsami (2), quruxsanaansho; qurxanaan, qurxanaa
m.f.dh
Wadaag:
(daaw.) Cudur la isqaadsiiyo oo muddo gaaban, waxaa keena fiirus. Astaamo: qandho iyo finan nabar ku reeba maqaarka.
m.l
Wadaag:
Maro ay raggu kor ka qaataan.
Goobta dagaalku ka aloosanyahay. ld furin2.
m.dh
Wadaag:
Kitaabkii Eebbe u soo dhiibey Nebi Maxamed.
Diinta Islaamka.
m.l
Wadaag:
Nafley wax la suuxiyey ahaansho.
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Godad yaryar oo furuqu jirka dadka ku reebo. ld furuqdhaw.
m.l
Wadaag:
(daaw.) Nooc furuqa ka mid ah oo halkii ay nabarrada malaxi ka geli lahayd biyo ka galaan.
m.l
Wadaag: