Qeexid
"ld fushuqsasho."
"ld fushuqsasho."
Wadaag:
Maro si fushuqsi ah u dhaqid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax la fushuqiyey ahaansho (dhar).
f.mg4
-naa, -nayd
Wadaag:
Xoolo wabax ah ceel ka kaxaysasho.
Wax dani ku jirto qabsasho.
f.g3
-shaday, -shatay
Wadaag:
Roob badan oo bartamaha guga da'a.
Xilli gu' bartankiis ah oo roob badani da'o.
m.l
Wadaag: