Qeexid

"(-xyo, m.dh) Xilliga doonyuhu bilaabaan gooshidda oo ku beegan bisha oktoobar."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Lab naxwe, l

Lab / masculine