Qeexid

"(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuud oo kali ah:
  • Kulankan oo ahaa mid lagu soo bandhigay doodo badan oo ku saabsan arrinta ku saabsan burcadbadeedda ayaa waxaa ka qaybgalya wafuud ka kooban 111-ruux, oo ka socday dawlado iyo ururro caalami ah.
  • Golahan ayaa 68 xubnood waxaa qaatey midowga Maxaakiimta halka ergadii kale oo isugu jirta Baralamanka la magac baxey kan xorta ah, Somalida qurba jooga ah iyo wufuud ka timid gudaha Somalia ay qaybsanayaan 83 xubnood.