Qeexid
"U f.: cunto jilicsan si tartiib ah cid u siin."
[-iyay, -isay]
fuud yay
fuud say
f.mg2"U f.: cunto jilicsan si tartiib ah cid u siin."
Wadaag:
(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
m.l
Wadaag:
Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
m.l
Wadaag:
Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.
m.l
Wadaag:
Si tartiib ah hoore u cabbid.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax kor u tafid.
Wax dushiisa ku boodid.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Biyo, kayn iwm wax dhex marin, iyadoo aan la arkayn.
f.g2
-iyay, -isay
Wadaag:
(f.g) Wax, meel cuud ku udgin.
(f.mg) Ka c.: cid rooxnaan, dhir udgoon uga shidid.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Nafley meel aanay kori karin saarid.
Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Dhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.
m.l
Wadaag:
Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq.
In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq2.
m.dh
Wadaag:
Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f.g1
-qay, -qday
Wadaag: