Qeexid
"Si tartiib ah hoore u cabbid."
[-saday, -satay]
fuuds aday
fuuds atay
f.g3"Si tartiib ah hoore u cabbid."
Wadaag:
(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
m.l
Wadaag:
Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
m.l
Wadaag:
U f.: cunto jilicsan si tartiib ah cid u siin.
f.mg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag:
Carruur furaad ku xambaarasho.
f.g3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax kor u tafid.
Wax dushiisa ku boodid.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag: