Qeexid

"eeg fuuli. ld fuulis1, fuulsiin, fuushiin."

Qaab-dhismeedka (Naxwe)

magac naxwe,

magac / noun

Fal naxwe,

Fal / verb

Dheddig naxwe, dh

Dheddig / feminine

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga fuulin oo kali ah:
  • Tiro dhawr jeer ayay gooni isku noqdeen Billan iyo Baxnaan intii ay dadkii uu ka midka ahaa Baxnaan aanay fuulin diyaaradda.
  • Ka hor inta aysan fuulin ciidamada doontii lagu dilay Muwaadiniintooda waxaa ay rasaas is weydaarsadeen kooxaha burcad badeeda, iyadoo dhinaca burcad badeedana laga dilay Labo, waxayna gacanta ku dhigeen 13 ka tirsanaa burcadda.