Qeexid
"Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo."
"Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo."
Wadaag:
(-oobay, -owday; -oobi) Ukun fuunto noqosho. ld fuundow.
f.mg1
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.
m.l
Wadaag:
(-ooyin, m.l) Weel bir ah, adag, qaab dhululubo leh oo laba boqol oo litir qaada; barmiil. ld foosto.
m.dh
Wadaag:
(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
m.l
Wadaag:
Afka malawadku ku dhammaado oo saxaradu ka baxdo.
Halka dhulka la dhigto marka dadku fariisanayo; sal.
m.dh
Wadaag:
Wax kor u tafid.
Wax dushiisa ku boodid.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
(-qyo, m.dh) Dhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.
m.l
Wadaag:
Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq.
In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq2.
m.dh
Wadaag:
Nafley meel aanay kori karin saarid.
Maxas gaadid ku qaadid. ld fuulsii, fuushii.
f.lg2
-iyay, -isay
Wadaag:
Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey.
Wax dhulka ka soo fooca.
F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.
m.l
Wadaag:
Dibirid.
Dhulka ka soo foocid.
Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.
f.mg1
-ray, -rtay
Wadaag:
(f.g) Wax si loo xafido meel ku xirasho.
(f.mg) Maro sabarka ku xirasho.
(f.mg) U g.: hawl qabashadeeda isu diyaarin.
f.g
-taday, -tatay
Wadaag:
Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
m.l
Wadaag:
Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f.g1
-day, -dday
Wadaag: