Qeexid
"(-oobay, -owday; -oobi) Ukun fuunto noqosho. ld fuundow."
"(-oobay, -owday; -oobi) Ukun fuunto noqosho. ld fuundow."
Wadaag:
Ukun waqtigii la isticmaali lahaa dhaaftay oo aan waxtar lahayn. ld fuundo.
m.dh.kh
Wadaag:
(-iyo, m.dh) Nin xirfadda daaraha lagu dhiso yaqaan; wastaad.
m.l
Wadaag:
(cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
m.l
Wadaag:
Wax kor u tafid.
Wax dushiisa ku boodid.
Haweeney kufsasho.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag: