Qeexid
ld fuuli.
[-iiyay, -iisay]
f.g2ld fuuli.
Fal / verb
m.dh
Qeexid: ld fuulin1.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g4
Labdhedig: -naa, -nayd
Qeexid: Wax, wax kale dusha ka saaran ahaansho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: (-ooyin, m.l) Weel bir ah, adag, qaab dhululubo leh oo laba boqol oo litir qaada; barmiil. ld foosto.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.f.dh
Qeexid: eeg fuushan. ld fuushanaansho.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: Nafley maraq cabsiin.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g2
Labdhedig: -iiyay, -iisay
Qeexid: ld fuuli.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: Geed gaab aad u baxay oo dhulka qariyey.
Qeexid Xigta: Wax dhulka ka soo fooca.
Qeexid Kale: F. ah: caano dhanaanay oo intii faarka ahayd kor soo martay.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.mg1
Labdhedig: -ray, -rtay
Qeexid: Dibirid.
Qeexid Xigta: Dhulka ka soo foocid.
Qeexid Kale: Caano dhanaan awgeed faar kor soo marid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.dh
Qeexid: Shanqarta ka yeerta kolka biyaha, caanaha iwm xoog loogu soo nuugo bushimaha oo urursan oo loo dhoweeyo; fiq; fururuq.
Qeexid Xigta: In yar oo kol la fuuqsado. ld fiiq2.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
dh (Dheddig) - Dheddig (feminine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: dh]
m.l
Qeexid: Dhacaanka ka baxa hilib xoolaad ama mallay iwm. oo biyo lagu kariyey; maraq.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -day, -dday
Qeexid: Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
f.g1
Labdhedig: -uulay, -uushay
Qeexid: Wax kor u tafid.
Qeexid Xigta: Wax dushiisa ku boodid.
Qeexid Kale: Haweeney kufsasho.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (-qyo, m.dh) Dhuunta baaruudda xabbadda qarxisaa ku jirto; qashir.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
f.g1
Labdhedig: -qay, -qday
Qeexid: Hoore si tartiib ah uga dhergid.
f (Fal) - Fal (verb) [Qeyb: naxwe]
m.l
Qeexid: (cabbir cagood) Cabbir wax lagu cabbiro oo u dhigma yaardi saddex meelood loo qaybiyey meeshiis.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]
m.l
Qeexid: /dh ld fushanaan.
m (magac) - magac (noun) [Qeyb: naxwe]
l (Lab) - Lab (masculine) [Qeyb: naxwe] [Jinsi: l]