Qeexid

"Qof ama wax dheererkiisu gaabanyahay."

Wadaag:

Tusaale

Ogeysiis! qoraalkan, waa tusaale la xariir erayga gaab oo kali ah:
  • Afhayeenka Ururka Xisbul Islaam Max'ed Cismaan Caruus oo isaguna ka hadlay dagaalka ayaa sheegay inay weerareen xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, balse wuxuu ka gaabsaday inuu sheego khasaaraha rasmiga ah ee gaaray dhankooda.
  • Ma jirto hadal ku aadan ciidamada baxsaday oo kasoo baxay dhanka dowlada, iyadoo kooxda Al-shabaab ay iyaguna ka gaabsadeen inay ka hadlaan ciidamada dhankooda ku biiray.