Qeexid
"Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid."
[-uulay, -uushay]
gaabbaguul2 ulay
gaabbaguul2 ushay
f.g1"Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid."
Wadaag:
(-lo, m.l) Dagaalka ama tartanka oo lagu adkaado; lib; libin; liibaan.
m.dh
Wadaag:
Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.
m.l
Wadaag:
Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid.
(f.mg) Aayar u socosho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag:
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho.
(f.mg) Codka g.: cod hoos u dhigid.
(f.mg) Ka g.: wax ka tanaasulid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag: