Qeexid
"eeg gaabbaguul2."
"eeg gaabbaguul2."
Wadaag:
Meel dheer oo geeddi loo yahay u-habeendhixid.
f.g1
-uulay, -uushay
Wadaag:
Galabnimada inteeda dambe ee gabbaldhaca ka horreysa. ld gabbalgaabad.
m.l
Wadaag:
Ku g.: ilaa waqtiga go qorraxdu dhicidda ku dhowaato meel ku sugnaansho.
f.mg3
-saday, -satay
Wadaag:
Wax aan joog dheer lahayn ahaansho.
f.mg4
-bnaa, -bnayd
Wadaag:
(f.g) Wax dheer, wax gaaban ka dhigasho.
(f.mg) Codka g.: cod hoos u dhigid.
(f.mg) Ka g.: wax ka tanaasulid.
f.g
-saday, -satay
Wadaag:
(f.g) Wax dheeraa wax ka dhimid.
(f.mg) Aayar u socosho.
f.g
-iyay, -isay
Wadaag: